Loading...
You are here:  Home  >  Featured  >  Current Article

Somalia embassy in Italy to start issuing e-passports.

By   /  April 25, 2010  /  46 Comments

    Print       Email

Rome (Alshahid)-Somalia’s embassy in Rome on Monday will start issuing electronic passports to the Somali national in the Diaspora according to the Somalia ambassador to Italy Noor Hassan Hussein (Noor Adde)
Noor Adde who spoke to the reporters in his office in Rome said that there are some conditions to be met by the applicants.

Among the conditions are; the applicants should be a Somali and eligible to acquire the passport.
The applicant should avail him/ her self so that their finger prints and photos to be taken.

Ambassador Noor said that those who fulfil the requirements will get their passports in 2 weeks time.
The current Somali passport is one that could easily be forged and a number of countries rendered it invalid.

    Print       Email

46 Comments

  1. avatar Bashir Hassan Issaq says:

    Waxaan codsanaayaa wadankayga baasaboorkiisa, waxaan degenahay wadanka
    Norway sidaas daraadeeda waxaan codsanayaa inaad ila soo socodsiisaan sida aan u heli karo, waxaana ahay nin somali ah sharci degnaasho ku leh Norway oo aan rabo wadankayga baasaboorkiisa.

    adreeskaygana waa sidaan
    Bashir, Hassan Issaq
    Bjørnsonsgt 2c
    2821 Gjøvik
    NORWAY.

  2. avatar asia jama says:

    Waxan deganahay wadanka ingriiska, somali ayaan ahay.
    sideen kuhelaa mel aan idinkala soo xiriiro ama cinwaan kiina
    si aad bassabor iigu samaysaan.

    meel kasta waan ka dayey telephone iyo meel laydin kahelo
    waanan waayey safaarada somaliya ee italy.

  3. avatar cabdulghani cabdulbari says:

    waxaan ahay nin somali ah waxaana deganahay wadanka ingariiska waxaan ku leeyahay sharci deganaasho, waxaan mudo laga joogo laba sanadood ku keenay caruurteyda waxeyna ku soo galeen basaboor somali ah waxuu dhacayaa bisha 5/2010 waxaan donayaa inaan la ii cusboneysiyo, ee hadey sura gal tahay waxaan idiinka donayaa safarada addreskeeda iyo talefunkaba

  4. avatar cumar says:

    asc waxaan ahey wiil soomaaliyeed oo ku nool wadanka talyaaniga gaar ahaan magaalada vicenza marka waxaan rabi lahaa cinwaanka saafarada mise nambarka laga helo bil ax saanag

  5. avatar Cabdulahi says:

    waadsalamantihiin dhamaantiin. ascwrwbr.

    walalayaal fadlan igu caawiya sidii aan ku heli lahaa cinwanka safarada Somalia ee Italia ku taalo, si aad iyo aad ah baan ugu baahnahay pasporka.

    waxan degenahay Norway si ku meel gaar ah ilaa hada waayo waxey leeyihiin cadeey somalinimadada! sidaas daradeed soow mahan inaan helo safaradeyda si aan ula xiriiro?
    waad mahadsantihiin….
    Email: abdullhim@yahoo.com

  6. avatar Hassan H says:

    Asalaamu Caleykum,

    Walaalayaal waxaan ahay muwaadin Soomaaliyeed aad baana ugu baahnahay inaan helo baasaboorkayga, waxaan ku noolahay wadanka Netherland ama Hollandm fadlan way ii fududahay inaan tago Brussels ee i soo siiya adareeska aan tagi karo oo aan ka soo heli karo baasaboorkayga.
    Waxaad igala soo xariiri kartaan cinwaankayga bona_dear@hotmail.com.

    Wabillaahi taqfiiq

  7. avatar Abdul says:

    Dear Handule,
    (A.K.A The Coward who rather suck up to the Russians instead of asking tough questions, I guess this sets the tone for the rest of my message!),

    Those Somali pirates who died at the hand of Russian forces were criminals no doubt, they should have been brought to justice. As a Somali Ambassador you represent all Somalians whether they are professors or criminals.

    You lack courage and spinal fortitude Ambassador Mohammed Handule , you took the coward’s position. You could have raised tough questions to your host country. All Embassies around the world care more about their citizens and ask questions when one is harmed, even when they are the worst of criminals.

    YES! They are criminals and they are also the citizens you represent and should be dealt with lawfully not to be disposed like animals, as a mafia syndicate will deal with their enemies.

    How do you really think those men who killed these Somali pirates think of you? As an equal human being? Stop lying to yourself. They killed them with disdain. I am ashamed that you represent me in the eyes of the world.

    How is someone not even Somali feel disgusted and say the following “It would have been more humane to have hung them up from the yardarm,” ? And you can’t?

    Why can’t we have intellectuals instead of men like you who their ambitions don’t extend beyond their skin?

    • avatar Waleed Warsame says:

      Well, though I’m Somali and have no trouble reading Somali your comment was one of the best.
      It would sound hypocrytical if I said I would do better because I have no intention nor the ability to do so but I see that you are ambitious enough to take the case of Somali’s all around the world .
      I agree thats those people were criminals but they should have been brought to justice under the Somali constitution (if there was one to start with) not under forigen hands striving to hold up a case which is obvious they can’t.
      To be honest, I feel disappointed about the ambassidors around the world working individually to acheive something for their own good and satisfaction, not for the good of the Somalian community which is constantly falling apart year after year.
      But the truth is, I would have loved for people like you (I mean ambitious about the Somali cause and have the mind and reason to implement it) to be working in places like these.
      Nice to have read your comment Abdul.

  8. avatar zakariye mohamed duale says:

    Waxan deganahay wadanka norway, somali ayaan ahay.
    sideen kuhelaa mel aan idinkala soo xiriiro ama cinwaan kiina
    si aad bassabor iigu samaysaan

  9. avatar CABAAS ALI ABDI says:

    WAAD SALAAMANTIHIIN DHAMAANTIIN SAFIIRKA SOOMAALIDA EE ITALIA IYO SHAQAALAHABA.

    WALAALAYAAL WAXAAN IDINKA COD SANAYAA IN AAD IGU CAAWISAAN-
    CADAYNTEYDA SOOMAALIYEED WAXAAN DAGANAHAY SWEDEN-
    WAXAANA LAYGU XIRAY IN AAN CADEYN KA SOOQAATO SAFARADA
    SOOMAALIDA EE ITALIA.
    WIXII FAAH FAAHIN AH IGALA SOO XIIRIIR EMAIL KAN JAABIR88@HOTMAIL.COM AMA TLFON NR KIINA.

    WAAD MAHAD SANTIHIIN.

  10. avatar fitaax says:

    magacaygu waa cabdifitaax walaal waxaan idinka codsanayaa in aad ii soo sheegtiin emailka safaarada soomaalida ee italy iyo taleefanadeeda waadna mahadsantihiin walall

  11. avatar AHMED says:

    asc waxaan rabaa safiirka inaan la hadloo oo aan wax aan ubaahanahay waydiisto waxaana joogaa wadanka swedan

  12. avatar zakariye mohamed dualen says:

    QOF UU SHAQAYO SAFAARADA MAJIRO MIYE WABAA YABEE

  13. avatar Cabdala says:

    Hey.aqyaarta .adinka ayaa marka hore ka cararay wadankiina.oo qurbo aaday.ka xaaxaabiya hee.passport xaq uma lihidiin ceyrtiina iska tuugsada.no calaacal

  14. avatar Cabdala xaji says:

    !Hey.aqyaarta .adinka ayaa marka hore ka cararay wadankiina.oo qurbo aaday.ka xaaxaabiya hee.passport xaq uma lihidiin ceyrtiina iska tuugsada.no calaacal

  15. avatar Ahmed hasan says:

    Asc.dhamaan waad mahadsantihiin.dhalinta lasoo xariirtay webkan.waxaana diyaar u nahay inaan wax ka qabano baahidiin.waxaad kala xiriiri kartaan e-mailkan somali@embassy.net.waxaana ku rajaweynahey maalmaha soo socdo in la balaariyo barnaamijka .waana mahadsantihiin

  16. avatar mohamud says:

    Asc wr wb dhaman waan idin salamay . salaan kadib magacayga waa mohamud waxaan kunoo lahay norway waxana ahay somali sideen ku heli karaa passpork somaliga fadlan wixii fah fahin ah haddi aad heli kartaa emailkas igala soo xarira waadna mahadsantihin

    • avatar Mohamed Yusuf says:

      Walaalayaal waxaan ka xumahay inaan halkaan ku arko codsiyadaan oo aan laga jawaabin. Maamulka websitkan xil iskama saarin inuu ka jawaabo codsiyada ku socda safaaradda somaaliya.
      Nur Cadde kheyr allaha siiyo waa uu dadaalay somaali ee iyagaa wax qabsanla’.
      Safaaradda somaaliya cinwaankeeda waa VIA dei Carchi , Roma Italia. Telefoonka 0039063220651 , mahadsanidiin

  17. avatar hussain ali says:

    adaresska safaarada waVIA dei (GRACCHI NO 305 ROMA )
    TEL 0039063220561
    TEL 0039063200898
    FEX 00390632541832

  18. avatar AHMED says:

    Miserable Hundule
    what jurisdictional competence do you have to undertake the position of being an ambassador to Italy ? i wonder why a passport is issued outside the territory of the country. dnt you see ua taking your country for ride

  19. avatar amir says:

    i am a shame to be represented by these idoits who have no clue how to run they home let alone whole country with twenty years at war. they puppet sent to divide the somali people and nation but the never conquer.

    Also i blame all somali people for not understanding the situetion we are in for twenty years we all cowards and ignorant because we never care about others people outside the tribe.

    the enemy invaded us many times again and again and now sent they puppet rebels from uganda and burundi whom are fighting among themself in own country in need of money what a shame to sent rebel for rehabilitation in somalia to kill, rape and loot what is lefts for future generation of somali people, My guess is hanger, sand and bullets if we don’t unite against our common enemy.

    Inshallah peace will come to our country and currupt people will be punish in this world or hereafter they is no escape from sins.

    For the passport he can put up ass and travel nowhere.

  20. avatar ahmed mange says:

    adreeska safaaradu waa .Roma – Via dei Villini 9
    waa kaas adreeska qofkii rabo meesha haka doonto

    • avatar abdulahi says:

      waxaan ka codsanaa dowlada aba safiirka somalia u fadhiya roma in uu iskaga tago sgaqada maxaa yelay somalida ku naqan gudaha italia aad ayay u dhibatey san yihiin waxaan ahay wiil somali yeed ee ku nool dalga swadan una bahan in wax loo qabto walaha somali yeed ee ku nool guud ahaa dalka italia hadii adan wax ka qaban karin waxaan kaa cod sanayaa in aad xilka iska wareejiso la soco waxaan waa aduun wey na dhamaney saa qof hadi lala galinaayo qabriga ma jirto lkn hadii aa tahay wadani somali yeed aba nin somalida jecel waxaad isku day daa somalida ku nool gudaha dalka itali in aad cwaiso mahad sanid waana ku salamayaa salaanta islaanka

  21. avatar ahmed mange says:

    qofkii rabana baasboorka waxaa laga qaadayaa faro wuxuu bxinaa boqol iyo qonto euro kadibna waxaa dhiibee adrees laguugu soo diro waxaana laguu soo diraa laba todobaad kadib

  22. avatar Wiiteeye says:

    Asalaamu Calaykum Waraxmah.
    Walaalayaal waa wax lagu farxo in maanta waddamada kaleaan la yeelano calaaqaad bannaanka ah….. laakiin waxaa fiican inaan is waydiinno……..

    MEEYEY WADDANKII SAFAARADU MATALAYSAY, AMA PASSPORKA LA BIXINAYO ISKA LAHAYD??????…
    Dr. Hussein Isse.

  23. avatar A Lone Citizen of Tribally Sick People says:

    You guys should repair the embassy. Shame on you. You guys are disgracing the Somali race. And we will ask the president and the prime minister to ensure that the Somali embassy be restored to its former glory. It is unacceptable to have the Somali embassy used as a refugee camp. It is also unacceptable to have filthy old cars sitting infront of the embassy adequate resources must be deployed to the embassy. We will call upon the foreign minister to ensure that happens that or ask him to resign. Those Somali citizens requiring passport must be given one. I don’t see any reason why they should be finger-printed. Are they criminals or are they asking for a valid document that every born-Somali or half-Somali is legally entitled to.

  24. avatar ibrahim ahmed says:

    waxaan deganahay uk waxan u baahanahay basporka somaliga urgent
    fadlan safaarada somalida ee roma waxaan idinka codsanayaa
    adreskiina iyotelefonkiina igu soo dira emailka thanks

    • avatar amir says:

      are somali criminal that you need to finger print everyone, not only that why keep the info italy
      why can you not do in somali
      do you want rob little money they have and give to mafia

      let me tell build the country first then talk about passport, people are starving, dying, no clean water what drugs are on you funny people.

      you all discussed me

      peaceout

      • avatar Beef says:

        Biometric passport mate, thats how they work. Been fingerprinted twice for a passport already and it wasnt Somali. Would like to get my hands on that.
        Also, for the record, you carry your fingerprints with you as they are saved in the chip in your passport.

        Finally, surprised you are ‘discussed’. I assume you mean disgusted and you really have no reason to be. Passport can be issued anywhere in the world. Dont be taking issue with nothing. You feel bad for the people, move your ass back there and help. And if you already are, dont be starting shit on the internet, get to work helping them.

        You are sad and that is clear in everything you mistyped. Get man!

  25. avatar kill the pirates says:

    There is nothing wrong in getting the finger prints of a person who is applying for passport. What i have know that most of the passport now are using biometric security feature. This kind of system is already been used by develop country a long time ago to enhance the security feature. In addition to this the data is being stored electronically for easy access of pertinent info of the holder.

  26. avatar Yusuf says:

    WAXAA MAQLI JIREY QUUD AA JIRIN QORYO U GURO…. BASABOOR SOMAALI INTUU KA SOCDAA …DAL DADKIISII IYO SUMCADIISII AY BURBURTEY OO LOO YAQAAN MAANTA BURCAD BADEED AA WAXAA KA HADLEYSIIN BASABOOR….

    20 SANO KADIB BURBURKII SOOMALIA WAXAA ARKEYNAA KHASARADA DAGAALKA SOKEEYE UU LEEYAHAY LAAKINN DADKA INTOODA BADAN MA LA MUUQTO INAAN WAX KA BADELNO SIIBA KUWA DIBADA JOOGA ..MAXAA DHACEY HADEEY SOOMALI INTA WAX GARDKA ISKU RAACDO INAAN WAX KA QABANO DHIBAATADA WAX YAR AYAA KU DHISEYNAA LAAKIIN WAXAA U MOODAA TUGADA IYO BARLAMNKA IYO MADAXWEYNE AA U LAHEEYN WAX AQOON AH….

    WAXAA NA HOGAAMIYA INDHOOLAAYAAL MARKA HADEEY GOD NAGU RIDAAN, ANAGAA KA RAALI AH…

  27. avatar abdi weli mohamed says:

    waxaan ku daganahy kampal safaarada waxaan ka codsanayaa in ay isoo gudbiyaan emailka iyo telka ay safaaradu leedahay waxaan si ad iyo aad aan uga codsanayaa safiirka u fadhiya roma mudane nuur cade in aad ii so gudbisaan emailka iyo telka aad iyo aadna waan ku salaamayaa mudane nuur cade

  28. avatar abdi ali noor says:

    waxaan salaamayaa safiirka somaaliya u fadhiya talyaaniga islmarkaana ah wakiilka midowga yurub ee arimaha soomaliya mudane waa ku salaamay waa kuu hambalyaynayaa
    abdi ali noor
    +254 719 239793
    thanks

  29. avatar sayid ali says:

    ASC shacabka soomaliya meelkasta ooadjogtan
    Waxan ubahanahay telephonenumr aan kala xiriirikaro safiirka ufadhiya soomaliya italy Noor Hassan Hussein (Noor Adde) haddii qof idinka mid ah uu tagay consuladka uudaganyahay safiirkeena oo ukasoqortay telephonenumr
    bil isxaanag iisogudbiya
    email. rasta@hushmail.com

    WCS

  30. avatar shaafici says:

    Asc waxaan ahay wiil soomaaliyeed waxaan ku noolahay dalka norwey waxaan rabaa inaa helo pass soomaali ah marka waxaan rabaa sidaan ku heli lahaay marka waxaan rabaa meeshaa idin kaala soo xiriiri lahaay inaa ii sheegtiin weliba sida ugu furud tel ama Email tii diin fudud waana mahadsan tihiin

  31. avatar shaafici says:

    waxaan hilmaamay adreskeega waa shaafici125@hotmail.com ama tel no 004794719030 ama 0047450851
    32 ama adress Nye sandviksvei 23 5032 Bergen

  32. avatar cabdiqani says:

    walal waxaan ahay wiil somali ah degan dalka austria waxaan rabay in aad iga cawisaan sidaan ku heli lahaa passporka somalia iyo shuruudaha la iga bahan yahay mesha aan idinkala soo xidhiidhi lahaa mahadsanid

  33. avatar mohamoud mohammed says:

    asc waxaan u baahanahay baasaboorka soomaaliga ah waxaana deganahay
    uk
    marka plzz taas warbaxin ha leeyga siiyo waana idin salaamay

  34. waxaann aad ugu faraxsanahay in aan ku solabanao safaradeeni aan ku leheen dalka talayaniga e rooma

  35. asc waxan rabey sidhan kuhelow passporka cusub ee waxana joga dalka kenya eee sidey uheli kara neh

  36. asc waxan ubahan nahey passporka cusub ee sidhey kuheli kara elen wan ubahan nahey waxan joga dalka kenya telkeyga ooo eh +254722162713

  37. marka wixi jawab eh emailkan igu so dira

  38. avatar deqa says:

    waxaan u bahay paasporka ee sideen ku helaa fadlan ii soo diro taleefanada safaarada iyo sida u sahlan een ku heli karo waaan ku noolahay uk

  39. avatar isse says:

    waxaan rabaa in aan qaato paasporka somaliya fadlan ma isoo dir kartaan macluumaadka ku sabsan sidii aan ku heli karo waxaan deganahay uk

  40. avatar Somalia embassy in Italy to start issuing e-passports says:

    Aaad Iyo aad ayaad U mahadsan tihiin dhaman somalida sida Quruxda iyo qaayaha leh ee aad noola soo xirirteeen
    waxaana noo Farxad ah sida aad wax u doonaysaan iyo nidaamka kala danbaynta ah iyo xushmada ee aad noogu soo gudbinaysaan cabashadiina ama baahidiina
    waxaan manta halkan iidiinkaga jawabayaa shucuurta wacan ee aad muujiseen waana ka helnay waanuna aqbalnay ninkastana waan la soo xirir doonaa Cidii nooga tagtay meel lagala soo xiriiro
    hadaba dhaman walaahaya somalida ah waxaan idin sheegayaa inaad Ku soo dirtaan wixii akhbaar ah meshan Msnkan oo uu leeahay Midikamid ah somali Embassy kaas oo aad idin caawin doonaa cabdirashiid102@hotmail.com

  41. avatar fuaa ahmed says:

    waxan ahay quf somali oo kunol dalka italy kar ahan magalada firenze waxan cudsana basaporka wadankey sida aan kuheli karo iyo waqtiyada oo furan yahay iyo sacada sida uku fudud ii ku sahlano ku heli karo dhalashada somali aan u dhashe somali

Leave a Reply

You might also like...

ilmoooo

A Mother Delivers Conjoined Twins in Mogadishu

Read More →